Allnugaal.com
Navigation
Home
Articles
Downloads
FAQ
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Me
Photo Gallery
Search
Somali Links
Abaaqaroow
Alcarab
Allmudug
allpuntland
Arlaadinet
BBC Somaali
boocame
calanka
Halgan
Hiiraan
puntlndpost
waayaha
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 12
Newest Member: hawa
Qilaaf soo kala dhexgalaymaamul 7 xubnooda oo loomagacbay Kismanyo


Kismaanyo:(Allnugaal)
Khilaaf xoogan ayaa durba ka dhashay maamul shalay [Sep 6, 2008] looga dhawaaqay degmada Kismaayo ee Gobolka J/hoose halkaasoo ay gacan ku haynteeda la wareegeen xoogaga ka horjeeda DF 
Khilaaf xoogan ayaa durba ka dhashay maamul shalay [Sep 6, 2008] looga dhawaaqay degmada Kismaayo ee Gobolka J/hoose halkaasoo ay gacan ku haynteeda la wareegeen xoogaga ka horjeeda DF                            
Qilaaf kaloo laga yaabo inuu soo cusboonaado Maxawyane C/Yuusuf iyo RW Nuur Cade


Muqdisho:(Allnugaal) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf ku xiray dhismaha maamulka Gobolka Banaadir hadba sida uu Baarlamaanku u aqbalo soo celinta Wasiiradii is casilay
Qabqable Barre Hiiraale oo aad uga niyad jabay talo soo jeedin uga timid Sheikh Maxamed Xaadle iyo wax garad kale oo reer Gedood ah


Beledxaawo:(Allnugaal)
Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa shalay iyo maantaba ka socday shir balaaran oo uu soo qaban-qaabiyay Col. Bare Hiiraale.

Shirkan oo bilowday maalintii shalay aheyd ayaa waxuu dhex maray qaar ka tirsan Gudoomiye-yaasha Degmooyinka gobolka Gedo,
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Gedo Col. Xasan Dahir Yarow (Xasan dheere) iyo Col. Barre Adan Shire (Hiiraale),
TACSI: Inaalilahi wainaa ilahi raajacuun
 
Norwey:(Allnugaal) waxaa magaalada Columbus, Ohio lagu toogtey habeen hore alaaha unaxariiste
 
Ciidamada Cirka dalka Malaysia oo saad Militari u diray howlgalka biyaha gacanka cadmeed

Kuala Lumpur ( Allnugaal) Ciidamada cirka ee boqortooyada Malaysia ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan RMAF ayaa gargaar dhinacyada Militariga iyo gaadiidka u diray biyaha gacanka cadmeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo yemen si loo maareeyo xaalada burcad badeednimada halkaasi ka jirta iyo  la caawiyo howlgalka lagu ilaalinayo shan maraakiib ah oo ay leedahay shirkada MISC ee dalka Malaysia kuwaasi oo ka gudbaya aagaasi.
Barre Hiiraale oo ka wada abaabul ciidan Gobolka Geda kulamana la qaatay odayaasha dhaqanka G/Gedo
 


Gedo:(Allnugaal)
Wararka ka imaanaya Gobolka gedo gaar ahaan Doolow , Balad-xaawo, Luuq, Dooloow iyo Geedwayn ayaa laga soo sheegayaa in Xilibaan Barre Hiiraale uu kulamo la qaatay Maamulka Degmooyinka Gobolka Gedo ,iyadoo wararka soo baxay ay sheegayaan in Odayaasha iyo Maamulada Degmooyinkaas uu wiidiistay in lagu taageero ciidan Beeleed.

Masuuliyin katirsan Maamulka Puntland oo laga yaabo inay lakulmaan Burcad badeedka ku haysta tobanka Markab ku haysta xeebta Eyl
 


Garoowe:(Allnugaal)
Warar kasoo baxay xubin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in mas'uuliyiinta Dowlada Puntland ay u balansan yihiin inay la kulmaan burcad-badeedka kuwasoo afduub ku haysta 10 markab degaanka Xeebta Eyl.


Md. Xasan Aloore oo ah
Wasiirka Macdanta maamulka puntland

Doonyo Ganacsi oo Markii ugu horaysay kusoo xirtay Dekadda Kismaayo tan iyo markii ay la Wareegeen Xoogaga Beesha kablalax.

Kismanyo:(Allnugaal)
Maraakiib Ganacsi iyo Doonyo ayaa lagusoo waramayaa in xalay saqdii dhexe ay kusoo xirteen Dekadda Caalamiga ah ee Magaalada Kismaayo gobalka Jubbada Hoose.

Markiibtaan ugu badan  ayaa waxay kasoo boqooleen Banbasa iyo Dubai.
11 Ilmood oo halmar ku dhaawac may qarax miino.

Salax:(Allnugaal).
wararka ka imaanaya tuulada salax ee degmada Jiriiban ayaa sheegaya in maanta ay halkaasi ku dhaawacmeen mar qura kow iyo tobaban caruura.

Caruurtaan ayaa waxay ku ciyaarayeen meel ay ku duganayeen hub gaboobay ayna ku jireen minooyin iyo banba gacmeedyo.
Salaadiin katirsan Beelaha Sede iyo Absame oo Maanta kulan Xasaasi ah ku yeeshay Degmada Afmadoow Gobalka J/dhexe.


Kismaanyo:(Allnugaal)
 Oadayaal iyo Waxgarad kasoo jeedo Gobalada Jubbooyinka ayaa Maanta kulan Xasaasi ah ku yeeshay degmada Afmadoow Gobalka Jubbada Hoose.

Wararka nagasoo gaarayo degmada Afmadow ayaa sheegayo in halkaas ay ka socdaan kulamo ay leeyihiin beelaha Jubbooyinka si ay uga arrinsadaan isbedelka kasoo cusboonaaday Gobalada Jbooyinka.
(Sawirka>ergadii Beesha Mareexaan)

Jaaliyada Reer Nugaaleed iyo hay,ada wadanigaa ee( KAALO) oo kadhisay Iskuul Tuulada Caanayskax oo garoowe ujirta 70 Km Qiyastii


Canayskax:(Allnugaal)
Waxaa in dhawalaba kasocday deeganada ku teedsan Magla madaxda Puntland ee Garoowe isku day lagu kobcinaayo waxbarashada deegankas.

Waxaana si hagar aysa ku jirin masharicdaas Fulinayay Hayada Kaalo Nederland uu horkacayo Cabdisalan Faarax Korood iyo Kaalo Garoowe oo uu hogaminaayo Dr Maxamuud Shiikh Xaamud iyo waliba taageero ay ka heleen Jaliyadaha dibada ee rer Nugaaleed.
Page 1 of 30 1 2 3 4 > >>
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

Sir Khaalid_007
23/08/2008 23:20
this website caadi maahan,,,,,php baa lagu design gareeyey

Sir Khaalid_007
23/08/2008 05:16
022

Drligle
10/08/2008 20:16
hbjnmkhuyhui

Drligle
22/07/2008 15:35
Hambalyo aroos!!!

gabobe
18/07/2008 13:47
mahad soolar oo ku daatay koob cabitaan ah halkan kala soco

gabobe
18/07/2008 13:45
new albumo hani saciid xaaraayee kusoo dhawaada

saylaan
19/06/2008 15:16
heelooooooooooo

Drligle
09/06/2008 13:55
<a id="mws4524289" href="http://webstats.mo
tigo.com/"> <img width="18" height="18" border="0" alt="Free counter and web stats"


Drligle
06/06/2008 22:28
never send again these bad masaages

gabobe
06/06/2008 21:27
wararka naga soo garaya magaalda injiro ayaa seegaya in halkaas ay ka da.een roobab aad u xoog badan

Copyright © 2008 Allnugaal.com