 Boosaaso:(Allnugaal) Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa shalay abaaro 10:30 subaxnimo ka soo dagay garoonka magaalada ganacsiga puntlnad ee Boosaaso,iyada oo si heer madaxweyne ah loo dhigay Roog cas,taasi oo noqtey markii ugu horaysey ee musharax loo sameeyo>Daawo sawiro
|